doondoon
(m.l)1. Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga dayo. 2. ld doondoonid.
doondoon
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay; -ni)Wax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doondoon ↴
dhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.
dhuundhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.
doondoonid [m.f.dh]
eeg doondoon². ld doondoon¹ (2).
ismaldhikhiye [m.l] (-yaal, m.l)
Qof xarrago, jiljileec uusan lahayn iska doondoona.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg