door
(m.l) (-rar, m.l/awdaar, m.dh)1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
door
(m.l) (-rar, m.l)1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
door
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Wax xulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh door ↴
caabbiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna doortey isticmaalkeed astaantaas awgeed.
maandoori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid maankeeda beddelid.2. Qof sakhraamin.
maandoorin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoori.
maandooriye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.
maandoorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax miyirkii ka lumay ahaansho (qof).
maandoorsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoorsan. ld maandoorsanaansho.
maandoorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maandoorsanaan.
saami [m.l] (iyo, m.dh)
(xis.) Saamiga laba xaddi ama laba walax xisaabeed A iyo B waa qaybta ma jajabka labada xaddi A/B oo loo qoro A : B. 5. Tiro ama xaddi loo qaybiyey mid kale. Saamiga laba xaddi oo doorsoomeyaal ah x iyo y, oo loo qoro x/y ama x : y, waa madoorsome addooy saa-migal u tahay x.
ursato [m.dh]
Cayayaanka jaad ka mid ah oo doorshaanka ka sii yaryar kana fudfudud oo aan wax qaniinin.
wadar-xigsineed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(xis.) Wadar xigsineedka fansaar ee dhawr doorsoome, f(x1, x2, x3,...) waa fansaarka ku siinaya wadarta tibxaha (df/dx2) dxi taas oo i ay u dhexayso 1 ilaa n.