doorid
(m.f.dh)eeg door². ld door¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorid ↴
door [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
xul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.
door [m.l] (-rar, m.l/awdaar, m.dh)
1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
door [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
door [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xulid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg