doorin
(m.f.dh)eeg doori². ld dooris.
doorin
(m.f.dh)eeg doori. ld dooris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorin ↴
maandoorin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoori.
beddel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-elay, -eshay)
Wax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal².
dhalandoorin [m.f.dh]
eeg dhalandoori. ld dhalandooris.
doorinuug [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dooritus.
dooris [m.l]
ld doorin.
dooritus [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: neef xoolo ah oo marka ilmihiisu nuugayaan dadka iyo xoolaha kale ka fogaada. ld doorinuug.
mashaqo [m.dh]
(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab-dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
midabdoorin [m.f.dh]
eeg midabdoori.
door [m.l] (-rar, m.l/awdaar, m.dh)
1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
door [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
door [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xulid.