dooris
(m.l)ld doorin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooris ↴
abaaldooris [m.l]
Samafal la isu galay oo xummaan lagu beddelo.
dhalandooris [m.l]
ld dhalandoorin.
doorin [m.f.dh]
eeg doori². ld dooris.
doorin [m.f.dh]
eeg doori. ld dooris.
dooriso [m.dh]
Wax doorisa; sidii hore si ka xun ka dhigta; duf (duf iyo d.).
duf [m.dh]
1. D. ah: wax rifan, wax calal ah. 2. D. ah: dulli. 3. D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.
summad-dooris [m.l]
Sumaad neef ku taalay oo la beddelo.
door [m.l] (-rar, m.l/awdaar, m.dh)
1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
door [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.
door [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xulid.