dooriso
(m.dh)Wax doorisa; sidii hore si ka xun ka dhigta; duf (duf iyo d.).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooriso ↴
duf [m.dh]
1. D. ah: wax rifan, wax calal ah. 2. D. ah: dulli. 3. D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.
doori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Siduu ahaa maahee si kale ka dhigid; wax wax kale dhaafin; beddelid. 3. Sarrifid (lacag).
doori [m.l]
Ilmo yar, lo'ah oo aan hooyadii lala nuugin.
doori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ilmo yar oo lo'aad hooyadii siduu doono u nuugid. 2. Wax si xun ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg