doorsanaan
(m.f.dh)

eeg doorsan². ld doorsanaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorsanaan ↴

maandoorsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoorsan. ld maandoorsanaansho.

maandoorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maandoorsanaan.

dhalandoorsanaan [m.f.dh]
eeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.

dhalandoorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhalandoorsanaan.

doorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld doorsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg