doorsoon
(m.l)ld Doorsamid; doorsoomid.
doorsoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.
doorsoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax sidii hore ka duwan ahaansho; wax beddelan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorsoon ↴
basaas [m.dh]
Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
basaas [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin. 2. (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo'iyo midab doorsoon la kulmid.
dhaqandoorsoon [m.l]
Isbeddel ku dhaca dhaqan bulsho leedahay.
doorsamid [m.f.dh]
eeg doorsan¹. ld door- soomid, doorsoon¹.
doorsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax siduu ahaa si ka duwan noqosho. ld doorsoon² (2).
doorsoomid [m.dh]
eeg doorsoon². ld doorsoon¹; doorsamid.
doorsoonaan [m.dh]
eeg doorsoon³. ld doorsoonaansho.
doorso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax, wax kale ku beddelasho. 2. (f.g) Wax sarrifasho (lacag). 3. (f.mg) Cudur ka bogsasho.