dooxid
(m.f.dh)eeg doox². ld doox¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooxid ↴
bogdooxid [m.f.dh]
eeg bogdoox². ld bogdoox¹ (4).
doox [m.l]
1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban. 2. (-xyo, m.dh) Dhul godan oo biyo mareen ah; tog. 3. ld dooxid.
goldooxid [m.f.dh]
eeg goldoox². ld goldoox¹ (3).
doox [m.l]
1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban. 2. (-xyo, m.dh) Dhul godan oo biyo mareen ah; tog. 3. ld dooxid.
doox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax af leh calool nafley ku dhufasho si uur-kujirtu uga soo dhacdo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg