dooyo
(m.dh)1. Col ilaala ah; duul; dad. 2. Caws waaweyn oo dooxooyinka ka baxa oo ay xooluhu daaqaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooyo ↴
maddooyamaddooyo [m.dh]
Nooc ka mid ah cayaaraha carruurtu dheesha oo qori inta la tuuro iyadoo iska dhowraysa in la taabto. ld maddooyo.
maddooyo [m.dh]
ld maddooyammaddooyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg