doqosh
(m.l)

Waddo yar oo aan toos ahayn, ciriirina ah oo guryo dhexdooda marta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doqosh

duqush [m.l] (-shyo, m.dh)
1. ld doqosh. 2. Luuq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg