doro
(m.dh)Ciyaarta turubka marka ay laba kooxood oo iska soo horjeeda ay tiro isle'eg iska qabtaan; baatad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doro ↴
oddoros [m.l]
1. Qiyaas lagu maleeyo roob meel durugsan ka da'ayo. 2. Cilmi lagu male-awaalo waxa mustaqbalka dhici doona.
oddoros [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Roob muuqda meeshuu ku da'ayo qiyaasid. 2. Mustaqbalka waxa dhici doona ama soo socda maleawaalid.
oddorosid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oddoros². oddoros
baatad [m.dh]
Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg