dowddar
(m.l) (-rro, m.dh)Qof mashaqeeste ah oo aan wax laheyn. ld dawdar¹.
dowddar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dowddar ↴
dawdar [m.l]
ld dowddar¹; dawdarid.
dawdar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².
dawdarid [m.dh]
eeg dawdar². ld dawdar¹; dowddarid.
dawdarnimo [m.dh]
ld dowddarnimo.
dowddarid [m.f.dh]
eeg dowddar². ld dawdarid.
dowddarnimo [m.dh]
Dowddar ahaansho. ld dawdarnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg