dubaarad
(m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubaarad

habar [m.dh] (-bro, ml.)
1. Naag duq ah. 2. Hooyo. 3. Dubaarad, dubnad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg