dubayo
(m.dh)Qaruhu marka uusan weli bislaan. ld bicir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubayo ↴
badrad [m.dh] (-do, m.l)
1. Kibir iyo aabi badan. 2. Saxan dheer oo bir ka samaysan oo rootiga lagu safo marka la dubayo.
bicir [m.l]
ld dubayo.
dubayoobid [m.f.dh]
eeg dubayow.
dubayow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Candho xoolaad oo caano ka dhammaadeen isku dhadid.
sanuun [m.dh] (-nyo, m.dh)
1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo. 2. Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg