dubbad
(m.l)

ld dibbad.

dubbad
(m.dh) (-do, m.l)

Bir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo tumaalku biraha uu tumayo dusha ka saaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubbad

cuddad [m.dh] (-do, m.l)
1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.

dibbad [m.l]
1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu dayaxu soo bixin. 2. Rugta dayuxu fariisto labada habeen ee ugu dambeeya bil-dayaxeed. 3. ld dibbasho. ld dubbad¹.

dibbasho [m.f.dh]
eeg dibbo. ld dibbad, dubbad¹, dubbasho.

dubbadhac [m.l]
ld dubbadhicid.

dubbadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Isku d.: is abaabulid; is habayn.

dubbadhicid [m.f.dh]
eeg dubbadhac². ld dubbadhac¹.

iskuddubbadhac [m.l]
1. I. ah: wax si nidaam leh oo aan kala go'layahan u socda.

iskuddubbadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax si nidaam leh u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg