dubbadhac
(m.l)ld dubbadhicid.
dubbadhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)Isku d.: is abaabulid; is habayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubbadhac ↴
dubbadhicid [m.f.dh]
eeg dubbadhac². ld dubbadhac¹.
iskuddubbadhac [m.l]
1. I. ah: wax si nidaam leh oo aan kala go'layahan u socda.
iskuddubbadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax si nidaam leh u socosho.
iskuddubbadhacmo [m.dh]
ld iskuddub-badhac¹.
ridmo [m.dh]
Dhabaq la'aanta iyo isku dubbadhaca cod, muusig iwm.
ruugaan [m.dh]
Habka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg