dubbarrid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Isku d.: wax abaabulid; wax habayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubbarrid ↴
dubbarridid [m.f.dh]
eeg dubbarrid.
duw [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-uway, -uday; f.a: du')
1. (f.g) Wax leexin. 2. (f.g) Cid wax tusid. 3. (f.mg) Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin. 4. (f.mg) Iskud./isud.: wax isku dubbarrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg