dubburyo
(m.dh)

ld dibbiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubburyo

dibbiro [m.dh]
Caloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ld dibbiryo, dubburyo.

dibbiryoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax dibbiro hayso noqosho (qof). ld dubburyoo.

dibbiryood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
egg dibbiryoo. ld dubburyood.

dubburyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld dibbiryoo.

dubburyood [m.l]
ld dibbiryood.

dubbur [m.l]
Tuubada dheef-shiidka afkeeda hore ee saxaradu ka baxdo; futo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg