dubdhexaad
(m.l)(c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubdhexaad ↴
udubdhexaad [m.l] (-do/-dyo, m.dh)
Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg