dubuq
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)Cod lagu muujiyo wax biyo lagu dhaxriday. ld dumbulukh, dumbuluq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubuq ↴
dumbulukh [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld dubuq.
dumbuluq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld dubuq.
dub [m.l] (-bab, m.l)
1. Maqaar, harag iwm. 2. Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood.
dub [m.l] (-bab, m.l)
ld dib¹.
dub [m.l]
(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waad.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka.
dub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Hilib iwm dab ku solid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg