dudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld didi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dudi ↴
cududid [m.f.dh]
eeg cudud².
didi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Didmo geyeysiin (xoolo, ugaar iwm.). ld dudi.
didid [m.f.dh]
eeg did. ld dudid.
didin [m.f.dh]
eeg didi. ld dudin.
dudid [m.f.dh]
eeg dud². ld dudis.
dudid [m.dh]
ld didid.
dudin [m.dh]
ld didin.
dudis [m.l]
Neef irmaan caalsaar samayn.
dudis [m.dh]
Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.
du [f.a ]
eeg duw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg