dudsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax caraysan ahaansho (qof).
dudsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld didsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dudsan ↴
didsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.
didsanaan [m.f.dh]
eeg didsan. ld didsanaansho, dudsanaan, dudsanaansho.
dudsanaan [m.f.dh]
eeg dudsan. ld dudsanaansho.
dudsanaan [m.f.dh]
ld didsanaan.
dudsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dudsanaan.
rundudsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, wax runduda ahaansho.
rundudsanaan [m.f.dh]
eeg rundudsan. ld rundudsanaansho.
rundudsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rundudsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg