dudso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)ld didso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dudso ↴
didso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xoolo iyadoo la didinayo kaxaysasho. ld dudso.
rundudso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.
dud [m.dh]
Baadiye, duur.
dud [m.dh]
Cid meel wada deggan.
dud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qof caro muujin isagoo u fooltubaaya qofkuu u caraysnaa. 2. Gurigeeda ka tagid caro awgeed (qof haween ah). Tus. “Xaliima ninkeedii bay ka soo dudday”. 3. U d.: wax ul, gacan iwm u baacin.
dud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld did.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg