dufantire
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Cad maro ah oo afka iyo faraha la isaga tiro cunnada ka dib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dufantire

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg