dug
(m.l) (-gag, m.l)1. Meel aan dhaxan lahayn; duggaal; dugsi. 2. Dhinaca dabeyshu u socoto.
dug
(m.dh)Delebka oo inta la rido aan wax dhibic ah lagu helin (cayaarta delebka).
dug
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-gay, -gtay)1. (f.g) Wax jihadey u socdeen ka leexin. 2. (f.mg) Foorarsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dug ↴
maammule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
udug [m.l]
1. Ur la jecleysto. 2. Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.
udug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dgay, -dugtay)
Wax caraf la jeclaysto yeelasho.
yey [m.l]
(c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey.
adamaddoon [m.l]
Qof ugaarsada dugaagga iyo ugaarta intooda halista ah. ld adame.
adan [m.dh]
1. Libaaxa tan dheddig; gool. 2. Ugaarta ama dugaagga intooda laayaanka ah. 3. Koox libaaxyo ah.
aftax [m.l]
Fasax aan caadi ahayn oo ardayda dugsiga quraanka la siiyo.
aftax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -tixi)
Fasax aan caadi ahayn siin (arday dugsi quraan).
afxir [m.l]
Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.
afxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².
d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).