duggaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Meel dhaxanta celisa.

duggaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lay, -latay)

ld duggaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duggaal ↴

dabeyl-kulul [m.dh] (-lo ..., m.l)
(juqr.) Dabayl diiran oo qallalan oo ka dhacda dhinaca buurta ee duggaalka ah, waxaana aad loogu yaqaan waadiga buurta Albasta woqooyi, halkaas oo uu magacu ka soo askunmay.

dug [m.l] (-gag, m.l)
1. Meel aan dhaxan lahayn; duggaal; dugsi. 2. Dhinaca dabeyshu u socoto.

duggaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka d.: wax duggaal ka dhigid. ld duggaal².

duggaalid [m.dh]
ld duggaalin.

duggaalin [m.f.dh]
eeg duggaali. ld duggaalid, duggaalis.

duggaalis [m.l]
ld duggaalin.

duggaalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax duggaal leh ahaansho.

duggaalsanaan [m.f.dh]
eeg duggaalsan. ld duggaalsanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg