dugid
(m.f.dh)eeg dug².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dugid ↴
dug [m.l] (-gag, m.l)
1. Meel aan dhaxan lahayn; duggaal; dugsi. 2. Dhinaca dabeyshu u socoto.
dug [m.dh]
Delebka oo inta la rido aan wax dhibic ah lagu helin (cayaarta delebka).
dug [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax jihadey u socdeen ka leexin. 2. (f.mg) Foorarsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg