dugsoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dugaal leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dugsoon

dugsoonaan [m.f.dh]
eeg dugsoon. ld dugsoonaansho.

dugsoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dugsoonaan.

kubeerto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Go'weyn oo dhogor jilicsan laga sameeyo oo dugsoon oo sariiraha la saaro, xilliga dhaxantana la huwado; buste.

dugso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Meel dhaxan ka gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg