duji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax dhammaystirid. 2. Wax afgembiyid. 3. ld tuji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duji

dujin [m.f.dh]
eeg duji. ld tuji. ld dujis.

dujis [m.l]
ld dujin.

tuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. (dii.) Dad dukanaya imaan u noqosho. 2. ld tu'i. ld duji, tuki.

tujin [m.dh]
1. ld dujin, dujis, tukin. eeg tuji. 2. ld tu'in.

du [f.a ]
eeg duw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg