dukaanle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)1. Qof dukaan iibiya. 2. Qof dukaan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dukaanle ↴
dukaan [m.l] (-nno/-ammo, m.dh)
Qol khaanado alaabta la saaro leh oo cuntada, dharka iwm lagu gado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg