dukad
(m.l)ld tukasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dukad ↴
maqrib [m.l]
1. Galabnimada marka qorraxdu dhacdo. 2. (dii.) Salaadda la dukado marka qorraxdu dhacdo. ld makhrib.
taraawiix [m.dh]
(dii.) Salaad ka kooban siddeeed ama kow iyo labaatan ragcadood oo la dukado cishaha kaddib xilliga soonka.
tukasho [m.f.dh]
eeg tuko. ld dukad, dukasho, tukad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg