dulduleel
(m.l)ld daldalool¹.
dulduleel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)ld daldalool².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulduleel ↴
cimil [m.l] (-llo, m.dh)
1. Meel loogu dhuunto ugaarta marka la doonaayo in gaadmo lagu dilo. 2. Dhismo yar oo dulduleelo wax laga toogto leh, oo cadawga loogu gabbado.
daldalool [m.l]
1. Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho. 2. Iimo; ceebaal. ld dulduleel¹.
daldalool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Wax daloollo badan yeelasho. ld dulduleel².
daldalooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax daloollo badan yeelid. ld dulduleeli.
daldaloolid [m.f.dh]
eeg daldalool². ld dulduleelid.
daldaloolin [m.f.dh]
eeg daldalooli. ld daldaloolis, dulduleelin, dulduleelis.
dulduleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld daldalooli.
dulduleelid [m.dh]
ld daldaloolid.