duleel
(m.l)ld dalool¹.
duleel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)ld dalool².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duleel ↴
buji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax sida haan iwm haruub ka qaadid. 2. Wax meel ka duleelin.
dalool [m.l] (-llo, m.dh)
1. Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan. 2. Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel¹.
dalool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Meel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleel².
dalooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dalool u yeelid. ld duleeli.
daloolid [m.f.dh]
eeg dalool³. ld duleelid.
daloolin [m.f.dh]
eeg dalooli. ld duleelin.
dalooliye [m.l]
Bir af dhuuban oo girgirro leh oo alwaaxda, birta iwm lagu dalooliyo. ld duleeliye.
dulduleel [m.l]
ld daldalool¹.
dulduleel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
ld daldalool².
dulduleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld daldalooli.