duleelin
(m.dh)

ld daloolin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duleelin

buji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax sida haan iwm haruub ka qaadid. 2. Wax meel ka duleelin.

daloolin [m.f.dh]
eeg dalooli. ld duleelin.

dulduleelin [m.dh]
ld daldaloolin.

qod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Meel duleelin. 2. Beer ka shaqeyn.

duleel [m.l]
ld dalool¹.

duleel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
ld dalool².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg