dullee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Qof dulli badid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dullee

camandullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn.

dulleyn [m.f.dh]
eeg dullee.

farandullee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). ld firindiglee.

labadullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Xabaal labadulle ah qodid.

sandullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Cid qasbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg