dulmi
(m.l)Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
dulmi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulmi ↴
daallin [m.l] (-immo/-imiin, m.dh)
Qof dulmi badan.
dulan [m.l]
ld dulmi¹.
dulan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lmay, -lantay)
ld dulmi².
dulin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; deriskunnoole.. 2. ld dulmi¹.
dulman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.
dulmanaan [m.f.dh]
eeg dulman. ld dulmanaansho, dulmisanaan, dulmi- sanaansho.
dulmici [m.l]
Duudseef.
dulmid [m.dh]
ld dulmiyid.
dul [m.l] (-lal, m.l)
1. Labada dalool ee sanka middood. 2. Dalool kasta oo yar.
dul [m.dh] (-llo, ml.)
1. Oogada sare ee wax kasta leeyihiin. 2. Meel sare oo dhulka intiisa kale ka yara kacsan. 3. Sabir iyo adkeysi dhibaato loo yeesho.
dul [m.dh] (-llo, m.l)
(juqr.) Aad u fidsan, waa heer ama ugu badnaan heer meeleed oo dhul dheer, dhul sare ah.