dulnool
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-laa, -layd)Ku d.: qof ka faa'iidaysasho; qof dhiigmiirasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulnool ↴
diirdiir [m.dh]
Cayayaan yar oo jilicsan, leh duf badan, wuxuu ku dulnoolyahay dhirta, aakhirutaankana wuxuu noqdaa balanbaalis, nirgadhoob iwm. ld diir².
dulnoolaan [m.f.dh]
eeg dulnool. ld dulnoolaansho.
dulnoolaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dulnoolaan.
iskuddulnoolaad [m.l]
Hab dhaqan-dhaqaale oo qof wax soo saarkiis ay cid kale ku nooshahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg