dulqami
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Ka d.: cid in ay hadal badan oo aan laga fiirsan tiraahdo ku khasbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulqami ↴
dalqamid [m.f.dh]
eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.
dulqamid [m.dh]
ld dalqamid.
dulqamin [m.f.dh]
eeg dulqami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg