dulsaar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay. 2. Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey. 3. D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn. 4. D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool. 5. ld dulsaarid.
dulsaar
(m.dh)Ood weyn oo godaha laga keymamiyo.
dulsaar
(Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1) (-ray, -rtay)1. (f.lg) Ood weyn oo oodafada ka kormarid. 2. (f.g) Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulsaar ↴
waddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho. 2. Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.
dheef [m.dh]
1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.
dulsaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rmay, -rantay; -rmi)
Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.
dulsaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.
dulsaarid [m.f.dh]
eeg dulsaar³. ld dulsaar¹ (5).
dulsaarmid [m.f.dh]
eeg dulsaaran¹.
dulsaarnaan [m.f.dh]
eeg dulsaaran². ld dulsarnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg