dulugle
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)D. ah: qof cayr ah aan hoy lahayn oo nolol-maalmeedkiisa socod ku raadsada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulugle ↴
duluble [m.l]
ld dulugle.
duluglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof cayr ah, aan hoy lahayn nolol-maalmeedkiisa socod ku raadin.
dulugleyn [m.f.dh]
eeg duluglee. ld dulugleys.
dulugleys [m.l]
ld dulugleyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg