dulundulco
(m.dh)

Socod si talantaalli ah dhinac loogu leexdo oo maska, mulaca, abeesada iwm leeyihiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulundulco

dulundulcee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ceeyay, -ceysay)
Biyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho.

dulundulceysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Si dulundulco ah u wadid.

gulungulcee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ceeyay, -ceysay)
Biyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho. ld dulundulcee.

gulungulco [m.dh]
1. Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman. 2. Daruur cufan oo biyo sidda ama da'aysa. 3. ld gulungulceyn. ld dulundulco.

rogan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
1. Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho. 2. Sidiisii hore wax ka duwan noqosho. 3. Fure hal mar sakatuuro ku wareegid. 4. Reer ama dad tirtirmid. 5. Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg