dumbul
(m.dh)Baali; areebo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dumbul ↴
dubuq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo wax biyo lagu dhaxriday. ld dumbulukh, dumbuluq.
dumbulukh [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld dubuq.
dumbuluq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld dubuq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg