dumbulukh
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

ld dubuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dumbulukh

dubuq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo wax biyo lagu dhaxriday. ld dumbulukh, dumbuluq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg