dumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Dhisme burburin. 2. Dhisme furfurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dumi ↴
jab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Wax dillaacid ama kala go'id. 2. Col iwm guuldarro la kulmid. 3. Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.
adaadumid [m.f.dh]
eeg adaadun².
boholaddumi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus².
boholaddumin [m.f.dh]
eeg boholaddumi. ld boholaddumis.
boholaddumis [m.l]
ld boholaddumin.
bowd-dumis [m.l]
Xaal laga qaado nin naag meher xaday.
dhaqanguur [m.l]
1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.
dumid [m.f.dh]
eeg dun². ld dumis² (*).
dumid [m.f.dh]
eeg dun². ld dumis.
du [f.a ]
eeg duw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg