dunqaaro
(m.dh)1. ld dunqaare. Caws dhaadheer oo dooxooyinka ka baxa. 2. Waxa Eebbe abuuray ee aan dadka ahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dunqaaro ↴
dunqaare [m.l]
1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg