duqow
(m.l)ld duqoobid.
duqow
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)eeg duq 1 (1).
duqow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Duq noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duqow ↴
duqoobid [m.f.dh]
eeg duqow³. ld duqow¹.
garruud [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.
guurti [m.dh] (-iyo, m.l)
Guddi; ikhyaar; duqow.
suuni [m.l]
Sabuul yaryar oo ka baxa beer duqowday ama roob yari ku da'ay.
duq [m.l] (-qey/-qeyti, m.dh)
1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.
duq [m.l]
Biciid dheddig oo curad ah.
duq [m.dh]
1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg