durduris
(m.l)

ld durdurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durduris

durdurin [m.f.dh]
eeg durduri. ld durduris.

durdur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. 2. D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.

durdur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg