dureer
(m.l)ld dareerid.
dureer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld dareer².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dureer ↴
dareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Hoore si aan kala go'lahayn u socosho. 2. Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².
dareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin. 2. Hilib dareerin ka dhigid. 3. Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
dareerid [m.f.dh]
eeg dareer². ld dareer¹, dureer¹, dureerid.
dareerin [m.f.dh]
eeg dareeri. ld dareeris¹, dureerin.
dareersasho [m.f.dh]
eeg dareerso. ld dareersad, dureersad, dureersasho.
dareerso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
dureeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dareeri (1).
dureerid [m.dh]
ld dareerid.
dure [m.l]
Jiilaalka bartamihiisa.