durji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld durki.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durji ↴
durjid [m.dh]
ld durkid.
durjin [m.dh]
ld durkin.
durjis [m.l]
ld durkin.
durjisad [m.l]
ld durugsasho.
durjisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld durugsan.
durjisasho [m.dh]
ld durugsasho.
durjisi [m.l]
ld durugsasho.
durjisnaan [m.dh]
ld durugsanaan.
durjisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.
dur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.
dur [m.l]
1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg